Guddoomiyaha Degmada Kismaayo oo kormeer ku tagay dhismaha wadooyinka laamiga ah.

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo ahna duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed oo ay wehelinayeen Guddoomiye waaxeedyada xaafadaha kala duwan ee Degmada Kismaayo,engeneerada Dowlada Hoose xidhiidhiyaha Mashruuca Nagaaad iyo xubno kale ayaa maanta kormeer qiimayn ah ku sameeyay Wadooyinka cusub ee dhismahooda uu ka socdo Magaalada Kismaayo.

Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna duqa Magaalada ayaa dadaal badan ku bixinaya sidii ay masuuliyad adag ay isaga saari lahaayeen tayada Wadooyinka ee dhismahoodu socdaan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa