Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Machadka tababarka shaqaalaha Somaliland ayaa shaaciyay bilowga diiwaan-galinta ardayda cusub ee kasoo baxaya dugsiyada sare degmooyinka maamulkaasi.
Ardaydan ayaa la barayaa casharo kala duwan oo jaamacadeed iyadoo marka ay dhameeyaan ay fursad u helidoonaan shaqooyin tartan loo galayo kuywaasi oo ay bixinayaan Maamulka Soomaliland.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya