Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Muddo labo maalmood ah Deegaannada Towfiiq, Qalaanalle iyo Laan-dheer oo u dhexeeya Xeraale iyo Caabudwaaq waxaa ku sugan dhalinyaro , culimmo iyo wax-garad kasoo jeeda Dhuusamareeb.
Waxaa deegaannadaas laga dhaqan-geliyay xabbad-joojin hordchac ah iyadoo lagu ballan-sanyahay in gogol nabadeed la’isugu keeno beelaha.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa