Beeraleyda Deegaanka Dowli oo codsaday in laga taageero Wax soo saarka.

0
28

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskaashatada Beeralayda Dowli Ee Gobolka Sanaag ayaa Wasaarada Beeraha Puntland ka Codsaday in ay gacan kasiiyo Kobcinta Dalagyada Kala Duwan Ee Beeraha Gobolka Sanaag ee Puntland.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa