Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanada uu Maro Webiga Shabelle waxaa saameyn xog leh ku yesha fatahaadaha Webiga uu ka geysto kuwaasi oo noqday kuwa ku soo noqnoqda, waxana sanad walba uu cagta mariyaa boqolal hektar oo dhuul beered ah iyo dhuul deegaan waxaana arinkaasi uu sababaa hoos udhaca dhaqan dhaqaale ee bulshada iyo Deegankaba.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegeya