Xaruun lagu kobciyo Dhirta oo laga hirgaliyay Deegaanka Luglow

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Dowladda Jubbaland mudane Ceydiid Suleymaan Xaashi oo uu weheliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XFS mudane Axmed Maxamed Cumar ayaa manta wadajir xarigga uga jaray xarunta beerista casriga ah iyo daryeelka dhirta oo ay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Jubbaland ka hirgalisay deegaanka Luglow ee gobolka Jubada hoose.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya