Golaha Wakiilada Jubbaland oo bogaadiyay Haweenka Hormuudka u ah Bulshada.

0
56

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa door wayn ka ciyaara hormarinta bulshada iyo dalkaba iyago qabta shaqooyin kala duwan oo muhiim nu ah bulshada

Howlaha ay dumarku hayaan waxa kamida kamidnoqoshada laamaha amniga hormarinta nabada Ganacsiga iyo  xalinta qilafaadka taas oo ka dhigtay Haweenka lafdhabarta bulshada.

Hadaba Xildhibaan Shire Abdi Jaamac oo kamid ah Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Jubbaland bogaadiyay isagoo ku amaanay shaqooyinka muhiimka ah ee ay u hayaan Bulshadooda.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa