Rugta Ganacsiga Jubbaland oo ka hadashay badeecadaha laga dhoofiyo dekadda Kismaayo.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan dadka Soomaaliyed ayaa ah kuwa ku tiirsan ka ganacsiga xoolaha iyo dalagga beeraha waxaana kahor burburki Dowladdii Dhexe ee Soomaaliya Ganacsatada ay dalka dibadiisa Ganacsi ahaan ugu dhoofin jireen sida xoolaha muuska, liinta iyo sisinta kuwaas oo dalka caan ku yahay.

Gudoomiye kuxigeenka rugta ganacsiga iyo warshadaha Dowlada Jubbaland Muqtaar sheikh Axmed ayaa kawarbixiyay badeecadaha laga dhoofiyo dekadda Magaalada Kismaayo.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya