Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug Cabdiwahawaab Sheekh Abukar ayaa Degmada Baxdo ee gobolka Galguduud waxaa uu ka xarigga ka jaray xarunta dhalinyarada oo Degmadaas laga hirgeliyay.
Dhalinyarada Degmada Baxdo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qayb-galay munaasabadda xarig Jarka oo lagu qabtay dhismaha cusub ee xaruntaas.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa