Arday danyar ah oo fursado waxbarasho ka helay iskuulka Hilaac ee Baladweyne

0
90
Child hand is using pencil to practice writing on a book.

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 40 Arday oo iskugu jiro danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay Iskuulka Hoose dhexe ee hilaac ee Maagalada Baladweyne.

Ardaydan ayaa ka soo jeedo qoyasas danyar ah kuwaaso awooodi wayay qarashkii waxbarshada iyo qalabkii kale sida buugagta iyo qalimaanta ay wax ku baran lahayeen.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya