Xarun lagu iibin doono Daawooyinka jumlada ah oo laga hirgaliyay Degmada Luuq.

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada luuq ee Gobolka Gedo ayaa maanta xariga ka jaray kulmiye drug company oo ah company laga heli doono dhamaan Daawooyinka xolaha iyo dadkaba jumlo ahaan tasi oo markii hore ganacsatada farmasiyaasha ay u raadsan jireen Magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi.

Ugu horeen madaxa arimaha bulshada Degmada Luuq Cabdicasiis Sugow Salad oo xariga ka jaray xaruunta ayaa uga mahadceliyay dhalinyarada hirgalisay ganacsigan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa