Ganacsatada Kalluunka ku iibisa Hargeysa oo Codsaday in Suuq loo dhiso.

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada iibisa Kulluunka ayaan heysan Suuq Rasmi ah oo ay ku Ganacsadaan taas bedelkeedana guriyo Xaafadaha ku yaala ku iibiyaan, kuwaas oo aan lahayn adeegyadii ay u baahnaayeen maadama Kalluunka Lagu iibiyo Hargeysa laga keeno Magaalada Berbera.

Magaalada Hargeysa ayaa waxay kamid tahay Magaalooyinka si aad ah loogu Cuno Kalluunka taas ayaa keentey in Ganacsatadu dalbadaan Suuqyo waaweyn oo leh Qaboojiyaal iyo Agabka kale.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa