Isbitaalka Daarusalaam oo laga daahfuray ololaha daaweynta casriga ah ee kala-goysyada jirka

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi u hogaaminayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Xildhibaan Maxamed Xasan Maxamuud Dr Bulaale ayaa Maanta booqday Isbitaalka Daarusalaam oo ku yaala Degmada Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho.

Xarunta Isbitaalka waxaa Maanta si rasmi ah uga bilowday wajiga Saddexaad ee olaha habka Daaweynta Casriga ah ee kala gosyada jirka iyadoona bukaanka lagu sameynin wax qaliin ah.

Wafdiga Wasiir ku-xigeenka waxaa Xarunta Isbitaalka ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Degmada Daarusalaam iyo sido Agaasimaha Isbitaalka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya