Wejiga 2-aad Diiwaan gelinta Barakacayaasha Muqdisho Oo Bilowday.

0
72

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa daah-furtay wareeggii labaad ee diiwaangelinta Bulshada barakacayaasha ee ku nool Magaalada Muqdisho, iyadoo kaashanayso Hay’adda UNHCR

Dadkan oo gaara Afar kun oo qoys, kuwaas dhammaan laga diiwaangalinayo Degmada Deyniile ayaa u jeedku waxay tahay in la helo xogg aruurin iyo diiwaangalin dhab oo loogu adeego Bulshada Barakacayaasha ah ee ku nool Caasimadda, ka hortagga leexinta Gargaarka, iyo xaqiijinta in qoysaska barakacay ay helaan taageerada iyo xalalka ay mudan yihiin.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa