Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Jubbaland oo kaashanayso Hay’adda Tayadhowrka Jubbaland iyo Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa maanta duleedka magaalada Kismaayo dab ku qabadsiisay 600 oo kiish oo bur tayadiisu ay halowday oo laga soo saaray Bakhaarada magaalada.
Baaritaan ay sameeyeen Hay’adda Tayodhowrka Jubbaland iyo Wasaaradda ayaa lagu ogaaday in burkan uusan waqti ahaan uusan gaarin xiligii loogu talagalay in uu dhaco balse uu halaabay tayadiisuna ay noqonatay mid aanan u wanaagsaneen bulshada hadii ay istcmaalaan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya