Haweenka Ganacsatada Degmada Dhoobley oo ka hadlay Caqabadaha ay la kulmaan.

0
58

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haween badan oo Soomaliyeed waxaa ay ganacsiga ku biireen iyagoo aanan aqoon fiican u lahayn habka maareynta waxaana intooda inay ganacsiyo yar yar bilaabaan ku kalifay burburkii iyo xaaladihii adkaa ee uu dalku soo maray.

Qaar kamid ah Haweenka danyarta ah ee ku ganacsada agagaarka Suuqa Caanaha ee Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay Ganacsigooda iyo caqabadaha ay la kulmaan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa