Maamulka Tuulada Gaasha Galbeedka Kismaayo oo codsaday in la gaarsiiyo Adeegyada Aasaasiga ah.

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tuulada Gaasha oo qiyaastii 12km dhanka Galbeed kaga beegan Magaalada kismaayo Tuulada ayaa waxaa dhawaan ku soo biiray dad barakacayaal ah oo ay saameeyeen abaarihii iyo fatahaadihii is xig xigay ee ka dhacay dalka.

Dadka ku nool Tuulada Gaasha ayaa sheegay in ay haysan xaruun caafimaad oo ay kula tacaalaan xaaladaha caafimaad ee soo wajaha.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya