Ol’ole wax lagu barayo gabdhaha oo laga bilaabay degaanno ka tirsan gobolka Mudug.

0
96

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada dowlad goboleedka Galmudug oo maalmihii danbe waday olole kor loogu qaadayo tirada gabdhaha aada goobaha waxbarashada ayaa degaano ka tirsn gobolka mudug ka sameyey wacyigalintaas.
Degaanada waxaa ay kala ahayeen Xibin saxan-saxo iyo Xeer ku gama.

Guddoomiyaha waxbarashada gobolka mudug kan degmada Galakacyo iyo qaar ka mid hugaanka ururada ka shaqeeya horumarinta waxbarashada ayaa lahadlay dadka deganadaas.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa