Gaadiidleyda Gobolka Hiiraan oo Ka Cabanaya Lacago Looga qaado Wadada Laamiga.

0
89

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shir jaraa’id oo ay qabteen Gaadiidleyda iyo Ganacsatada Gobolka Hiiraan ayaa waxay ku shaaciyeen shaqo joojin ay sameeyeen iyagoo sabab uga dhigey Amaan daro iyo dhammaan waddooyinka ay yaalaan isbaaro tira badan oo lacago badan loogu qaado taasina caqabad ku tahay Ganacsigooda.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya