Deegaanka Qaam-Qaam oo laga dareemayo Horumar dhanka Ganacsiga ah.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Qaam-Qaam oo dhanka waqooyi kaga beegan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa ah deegaanka dadka ku nool ay isugu jiraan Beeralay iyo Xoola dhaqato.

Deegaankan ayaa mudooyiinkii dambe waxaa laga dareemayay Horumar dhanka Ganacsiga ah.

Naxwo Axmed kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa