Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maxamad Faarax Cusmaan oo ka mid ah Dhallinyarada Magaalada Baladweyne ayaa abuurtay fursad shaqo taasi oo ah in oo caanaha ka keeno tuulooyinka hoos yimaado maagaalada.
Caanaha ayaa waxaa uu ku kenaa mootooyinka loo yaqaano feekoonka waxana ka sii iib sado bulashada Magaalada.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa