Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Maxamed Cabdullaahi Daahiye oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dhalinyarada gobolka ay shaqa la’aan baahsan haaysato.
Waxaa uu sheegay in sanadka Jaamacadaha dalka iyo kuwa gobolkaba kasoo baxaan dhalinyaro aad utira badan taa badalkeedana ay darbiyada fadhiyaan iyagoo bilaa camal ah.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa