Haweenka Ganacsiyada yar yar ku leh Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay ganacsigooda.

0
111

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dumarka Soomaaliyeed ayaa kaalin libaax leh kaga jira wax soo saarka dalkeena horseedna u ah dadka somaliyeed, waxaa jidha haween badan oo u badhaadhay ganacsiyo ay sameeyeen iyagoo ka soo bilaabay meelo hoose.

Qaar kamid ah haweenka ku nool Magaalada Dhoobley oo xaafadaha ganacsi ku leh ayaa ka warbixiyay ganacsigooda.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa