Isbitaal lagu daaweyn doono xanuunada Ilkaha oo laga hirgeliyay Muqdisho

0
96

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee caasiamada dalka ayaa laga daahuray Isbitaalka Megan dentist ee daaweynaya xanuunada Ilkaha.

Munaasabada waxaa goob jooga ahaa wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka Soomaliya dhaqaatir iyo marti Sharaf kale.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya