Tababar ku saabsan diwaangelinta xisbiyada oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa.

0
100

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Soomaliland ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan diwaangelinta xisbiyada.

Tababarka ayaa loo qabtay Guddiga diiwaangelinta ururada siyaasada iyo ansixinta axsaabta.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya