Dowr noocee ah ayay Ardeyda dhigata Jaamacadaha ka qaadan karaan Horumarinta Nabadda.

0
119

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa ay mudo 30 Sano ah baadi goob ugu jirtaa in ay soo celiso nabadii kala danbeyntii iyo Dowladnimadii ay lahaan jirtay umada Soomaaliyeed.

Hadaba iyadoo sanadba sanadka ka danbeeya nabada Dalkeena ay hagaageyso ayaa hadana qeybaha kala duwan ee Bulshada ay yihiin kuwa door kooda ka qaata Horumarinta Nabadda.

Ardeyda waxbarashada ku jirta gaar ahaan kuwa dhigta Jaamacadaha ayaa ah kuwa door wanaagsan ka qaadanaya isdhaxgalka Bulshada iyo ka shaqeynta Horumarinta Nabadda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa