Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Warta Nabada Marwa Saynab Maxamud Warsame oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee arimaha bulshada ee Gobolka Banaadir iyo Agaasimaha guud ee nadaafada iyo bilic soo celinta Gobolka ayaa si wadajir ah uga daah-furay ololaha todobaadka Nadaafada iyo Cagaarinta Caasimada waxaana laga bilaabay ololaha Degmada Warta nabada ee Gobolka Banaadir.
Gudoomiyaha Degmada Warta Nabada Narwa Saynab Maxamud Warsame ayaa sheegtay in ololahaani uu qeyb ka yahay qorshaha dhireynta iyo cagaarinta Caasimada.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawarameysa