Dhaqaatiirta ka howlgasha xaruunta caafimaadka WRRS Dhoobley oo ka warbixiyay adeegyada ay bixiyaan.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Istibaalka WRRS ee Degmada Dhoobley ayaa waxaa uu kamid yahay xaruumaha caafimaad ee sida bilaashka dabiib caafimaad uga helaan dadka danyarta ah iyo kuwa barakacayaasha ah ee ku nool kaamamka Degmada Dhoobley.

Adeegyada caafimaad ee sida bilaashka ah bulshada uga helaan xaruntan ayaa waxaa kamid ah la tacaalidda xaaladaha nafaqo darro ee caruurta iyo daweenta bukaan socodka.

Dr xussein Cabdi oo kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgasha xaruunta WRRS ee Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay adeegyada caafimaad oo ay bixiyaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya