Kulan ku saabsan qorshaha Siyaasadda Daryeelka Bulshada oo Hargeysa lagu qabtay.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda shaqo galinta arimaha bulshada iyo Qoyska maamulka Somaliland Cali Cumar Maxamed ayaa magaalada Hargeyso ka daah-Furay kullan ku saabsan sidii loo sameen lahaa qorshaha siyaasada Daryeelka bulshada ee Maamulka Somaliland.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya