Maamulka Degmada Kismaayo oo ku baaqay in Shacabka ay baneeyaan Guryaha Dowladda.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib burburkii Dowladii dhexe dalka Soomaaliya waxaa gacanta ka baxay hantidii Dowlada waxayna gacanta u galeen shacabka oo ay kamid yihiin xarumihii Dowladda iyo Guryihii Dowladda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa