Olole Lagu daaweynayo Xoolaha Oo laga Sameeyey Deegana ka tirsan KG.

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Xananada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda Koonfur galbeed Hon Sandhere Mohamed ayaa ka warbixiyey olalaha daaweynta xoolaha ee ay wasaaradda maalmahaan ka wado Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wasiirka oo shirjaraaid ku qabtey xafiiskiisa ayaa waxaa uu sheegey in Olalahaan uu socon doono mudo sedax bilood ah sida ay qorsheysey Wasaarada Xananada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda Koonfur galbeed.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa