Cabsi soo food saartay bulshada Baladweyne kadib markii uu buux dhaafay webiga shabeelle.

0
58

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool maagalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa soo food saartay cabsi xoogan oo ay ka qabaan fatahaad u geysto wabiga Shabelle ee dhax maro magaalada.

Wabiga ayaa maalmahii ugu dambeyay waday biyo aad u badan kuwaasoo laga cabsi qabo in ay ku fatahaan xaafadaha Baladweyne.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa