Maamulka KG Oo bilowdey Xal u helida Dagaal Beleed ka dhacay deegaan Hoostaga Awdheegle.

0
122

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose oo ay Wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka KG iyo Dowladda Federaalka ayaa Kormeer ku tagay Beero ay ku Dagaalameen Beeraleyda Deegaanka Lambar Konton ee Degmada Awdheegle Oo qaarkood dab la qabadsiiyay, Waxayna Goobta kula Kulmeen Odayaal ka Socday Labada dhinac, iyagoona ka dhageystay Sida ay wax u dheceen iyo Meelaha laisku heysto.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa