Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Jubbaland ayaa deegaanka Janaa-cabdale ka hirgaliyeen nalalka cad-ceedda ku shaqeeya kuwaasi oo ay baahi weyn ay u qabeen Shacabka Ku nool Deegaankaasi.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya