Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxgarad kasoo jeeda koofurta Degmada Balanballe ee Gobolka Galguduud oo kulan ku yeeshay Degmada Guriceel oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa ay baaq banadeed tacsi iyo raalli-gelin u direen bulshada ku dhaqan Degmada Balanballe iyo Deegaannada hoos taga.
Waxaa ay sheegeen in ay ka xunyihiin dhacdooyin sida ay xuseen loo gaystay bulshadaas arrimo aanooyin qabiil la xiriira.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegeya