Shirka Maamul baahinta iyo Kobcinta Wax-soosaarka Kalluumeysiga oo ka Furmey Garoowe.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan ayaa looga hadlayey Maamul baahinta iyo kobcinta wax soosaarka Kalluumeysiga ee Degmooyinka Xeebaha ah oo ka kooban 13- Degmo, Xoojinta Iskaashiga iyo wadashaqaynta Wasaaraddaha kala duwan ee ku sugan Degmooyinka Xeebaha ah.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya