Odayaasha Dhaqanka iyo Haweenka Degmada Kismaayo oo iska kaashada ka shaqeynta Nabadda.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-kashaqeynta iyo Horumarinta Nabadda ka jirta Magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee Jubbaland marka laga yimaado Ciidamada ammaanka suga waxaa laf dhabar u ah Odayaasha Dhaqanka iyo Ururada Haweenka ka dhisan Degmada Kismaayo, kuwaas oo u Ol’oleeya jiritaanka Nabad waarta iyo xasilooni ay bulshadu ku wada noolaadaan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegeya