Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMa ee Degmada Luuq ee Gobolka Gedo waxay u dirtay agab gargaar kaasi oo ay Hay’adda ugu talagashay in dib u dajin loogu sameeyo qoysaskii ku Barakacay colaad beeleedyadii dhawaan ka dhacay Degmadaasi.
Agabkan ayaa waxaa kamid ahaa teendhooyin kuwaasi oo loogu talagalay in guryo kumeel gaar ah loogu sameeyo qoysaskii ku Barakacay colaada.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya