Dowlada Hoose Degmada Baydhabo oo wada dadaalo Adeeg Koronto Lagu gaarsiinayo Deegaanka Barwaaqo.

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna duqa Magaalada Cabdullaahi Cali Watiin ayaa Shir-gudoomiyey kulan looga hadlayey diyaarinta Mashruuca Sidii Koronto u heli lahaayeen dadka Barakacayaasha Deegaanka Barqaawo ee Duleedka Magaalada Baydhabo Maadama dadka deegaankaas aysan Hada heysan Adeeg Koronto

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb-galeen qaar ka mid ah Horjoogyaasha Dadka Barakacayasha Deegaanka Barwaaqo, Madaxa ka socotey Hey’adaha ka Shaqeeya Arimaha Horumarinta Barakacayasha,Maamulka Degmada iyo Shirkada bixiya Adeegga Korontada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa