Baahi dhanka Nolosha ah oo ka jira Deegaanka Balada Nuur ee duleedka Baladweyne.

0
58

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Balada Nuur oo qiyaastii lix KM dhanka galbeedka kaga beegan Magaalada Baladweyne ayaan laheyn goobo waxbarasho, caafimaad iyo ceelal biyaha laga cabo.

Dadka degan Deegaankan ayaa u badan xoolo dhaqto iyo Beeraley kuwaasoo dhibaato badan kala kulmay isbadalka cimilada sida fatahadaha iyo abaaraha.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegeya