Madaxweyne Kuxigeenka 2-aad ee Jubbaland oo Ganacsatada Soomaaliya ugu baaqay iney dalkooda dhistaan

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne Kuxigeenka 2-aad ee Jubbaland Suldaan Cabdulqadir Xaaji Maxamuud Lugadheere ayaa ka qeyb galay kulan ay iskugu yimaadeen ganacsatada kunool deegaanada Jubbaland, waxaana kulanka looga hadlaayey arimaha ganacsiga.Fardowso axmed cabdi