Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qabsoomey kulan ay soo qabanqabiyeen gudiga dib uu dhiska Buundooyinka Gobolka Gedo kaasi oo kusabsanaa bandhiga Darasadka Buundooyinka iyo dah furka qaaraan aruurinta Mashruuca dib uu dhiska Buundooyinka Goobolkasi.
Kulanka ayaa waxaa lagu casuumey Odeyaal dhaqan, Ganacsato, Aqoonyahan,Ingineero iyo Qurba joog.
Ugu horeyn waaxa laso bandhigey Darasaad farsamo oo ku sabsan habraaca dhimaha labada buundho ee kala ah Baardheere iyo Buurdhuubo, intasi kadib waxgaradka , Odeyaasha dhaqanka iyo Masuuliyiintii kala duwan ee qeybta ka ahaa kulanka ayaa ka hadlay darasada farsamo ee laso bandhigay.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahinaysa