Maamulka Degmada Walaweyn oo sameeyay howlgal dib loogu furayo jidadka xiran.

0
25

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa bilaabay howlgalo lagu furayo jidadka xiran islamarkana lagu qaadayo goobaha ganacsi ee sida sharci darada ah looga dhisay hareeraha jidadka.

Howlgalkan ayaa sido kale lagu furay bulaacadaha biyaha ay maran oo xirmay.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya