Jubaland oo sheegtay in Degaanada galbeedka Kismaayo la gaarsiin doono adeegyada bulshada.

0
33

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xildhibaan Cabdirashiid Cali oo kamid ah Golaha Wakiilada Jubbaland oo Deegaanada Galbeed ee Magaalada Kismaayo booqasho ku tagay ayaa bulshada ku dhaqan Deeganada Galbeed ee Magaalada Kismaayo u sheegay in adeegyada kala duwan ee bulshada la gaarsiin doono kadib markii uu dhageestay cabashadooda waxaana hadaladiisii kamid ahaa sidatan.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya