Xildhibaano ka tirsan BJFS oo ku baaqay in laga qeyb qaato Dhismaha Isbitaalka Guud ee Gobalka Gedo

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Si loo helo Xarun Caafimaad oo ka haqab tiri karta Baahiyaha Isbitaal la’aaneed ee ka jirta Gobalka Gedo ayaa waxaa Maamulka Gobalku kormeer ku sameeyeen halka loo asteeyay Isbitaalka Weyn ee Gedo Hospitaal.

Xildhibaan Duniyo oo Kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Dowlada Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Anfac Xaashi oo kamid ah Golaha Deegaanka ee Magaalada Oslo ee Caasimada Dalka Norway iyo sido kale Maamulka Gobalka Gedo ayaa si wada jir ah ugu baaqay in laga qeyb qaato Dhismaha Isbitaalka Guud ee Gobalka Gedo.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya