Kulan looga hadlayay Amniga Guud ee Degmada Doolow oo lagu qabtay Degmadaasi.

0
30
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasada Degmada Doloow Aadan Bare Cali ayaa shir gudoomiyey kulanka amniga guud Degmada iyo degaanada hoos yimaada.
Kulanka oo ay ka qeyb galeen xubno ka mid ah Maamulka, Taliyayaasha Ciidanka Nabadsugida Booliska Degmada Doloow Guddoomiyaha ururka Haweenka Gudiyada xaafadaha iyo kaamaka barakayasha ayaa waxaa looga hadlay adkaynta amniga sare u qaadida nabadgalyada Magaalada, Degaanada hoos yimaada iyo ilaalinta xuduuda oo si dhuumalaysi looga soo gudbiyo Maandooriyaha kadibna loo siii gudbiyo Gobolada Dalka.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya