Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha Dastuurka Jubbaland ahna ku simaha Wasiirka Mudane Bishaar Aaden Geedi oo ay wehelinayeen Masuuliyiin ay kamid yihiin xildhibaano Hay’adaha Samafalka ee ka hawlgala Jubbaland iyo Saraakiil Ciidan ayaa kormeer dhinacyo badna leh ku tagay Deegaanada dhaca Galbeedka Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaya