Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Donald Trump ayaa sheegay in uu dib ugu laaban doono goobtii uu ka dhacay isku dayga dil ee lagu beegsaday, isu soo baxii taageerayaashiisa ee bishii Oktoobar, toddobaaddo uun ka hor doorashada madaxtinimada. Mr Trump ayaa ku dhawaaqay inuu doonayo inuu tago magaalada Butler ee gobolka Pennsylvania, xilli uu wada hadal bilaa jiho ahaa la yeeshay Elon Musk, oo si toosa uga baxayey bartiisa X.
Elon Musk, ayaa caddeeyey taageeradiisa Trump isaga codbixyayaasha madaxa bannaana ugu baaqay in ay taageeraan ololaha xisbiga Jamhuuriga ee Trump madaxweyne ku noqonayo.
Bilyaneerka boggaas leh ayaa soo celiyey,