Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddiga Horumarinta adeegga Bulshada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa kulan su’aalo weydiin iyo isla xisaabtan ah la yeeshay Guddiga Qaran ee shaqaalaha rayidka.
Xubnaha gudiga Horumarinta adeega shacabka ayaa su’aalo la xidhiidha caqabadaha haysta shaqalaha u shaqeeya Dowlada buuxinta Boosaskii Shaqalihii Geeriyooday iyo kuwii ka baxay dalka waydiiyay xubnaha gudiga hormarinta adeega Bulshada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya