Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib hawgal ay Si wada jir ah Magaalada Gaalkacayo maanta uga sameeyeen Ciidanka Boliska ee Degmada Gaalkacayo iyo kuwa Asluubta Gobolka Mudug ayaa gacanta ku soo dhigay ilaa 500 oo cartoon oo Khamri ah kuwaas oo lasoo galiyay Magaalada Gaalkacayo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Taliyaha Saldhiga Police-ka Degmada Gaalkacayo Gaashaanle Cali Xirsi Sahal ayaa ka warbixiyay hawlgalka lagu soo qabtay Mandooriyahan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa